WIRE โ€” Galmudug (Raxanreeb Online): Madaxtooyada Galmudug ayaa sheegtay in eedeymaha Puntland ay u jeedisay Galmudug aysan lahayn sal iyo raad, iyadoo caddeysay in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu yahay Madaxweynaha Soomaaliya oo dhan, isla markaana uu xaq u leeyahay inuu tago gobol kasta oo dalka ka tirsan. Madaxtooyada ayaa sheegtay in Galmudug ay qayb ka tahay... The post Galmudug oo Ka Jawaabtay Eedeymaha Puntland appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.