WIRE โ€” Muqdisho (Raxanreeb Online): Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in Baarlamaanka 11-aad ee Federaalka Soomaaliya ay u harsan tahay muddo hal sano ah. Madaxweynaha ayaa hadalkan ka sheegay khudbad uu jeediyay, isagoo tilmaamay muddada ka harsan xil-haynta Baarlamaanka 11-aad. The post Xasan Sheekh: "Hal Sano Ayaa Baarlamaanka U Dhiman" appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.