WIRE โ€” Dhuusamareeb โ€“ Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, iyo wafdi saraakiil ah oo uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb, caasimadda Dowlad-goboleedka Galmudug. Taliyaha iyo wafdigiisa ayaa garoonka Ugaas Nuur ee magaalada Dhuusamareeb waxaa ku soo dhaweeyay Taliyaha Qaybta 21-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka, G/Sare Maxamed Cabdi Daahir "Dhagawayne". Intii

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.