WIRE โ Muqdisho โ Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan la yeeshay Agaasimaha Horumarinta Boqortooyada Midowday (UK), Chris Pycroft. Kulanka ayaa looga hadlay xaaladda bani'aadannimo ee Soomaaliya, khataraha ka dhasha isbeddelka cimilada iyo saadaasha El Niรฑo, iyo sidii loo xoojin lahaa diyaar-garowga iyo awoodda Soomaaliya ee ka jawaabista musiibooyinka.
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.