WIRE โ€” GAROOWE Puntland ayaa sheegtay inay heegan gelisay ciidamadeeda, iyadoo ka digtay safar la sheegay inuu Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ku tagayo magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. War-saxaafadeed ay Puntland soo saartay ayay ku sheegtay inay si dhow ula socoto abaabul ay ku tilmaantay qorsheyaal uu Madaxweyne Xasan Sheekh ka wado dhanka Puntland,

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.