WIRE โ Muqdisho โ Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka qeyb galay munaasabad casho sharaf ah oo lagu soo dhaweynayay Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur. Madaxweynaha oo khudbad ka jeediyay munaasabadda ayaa ka hadlay guulaha laga gaaray dowlad-dhiska, xoojinta nidaamka dowladnimada iyo meel-marinta shuruucda muhiimka
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.