WIRE โ Galmudug (Raxanreeb Online): Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar "Gen. Khaalid", iyo wafdi saraakiil ah oo uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug. Taliyaha iyo wafdigiisa ayaa garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur ku soo dhaweeyay Taliyaha Qaybta 21-aad, G/Sare Maxamed Cabdi Daahir "Dhagawayne", kaddibna Taliyaha ayaa salaan sharaf ka qaatay... The post Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo Dhuusamareeb Gaaray appeared first on Raxanreeb Online.
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.