WIRE โ Gedo (Raxanreeb Online): Diyaarad nooca Helicopter-ka ah ayaa ka degtay magaalada Beledxaawo, iyadoo sidday Cismaan Xaaji, oo la sheegay inuu ilmo-adeer la yahay Madaxweyne Ku-xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan. Cismaan Xaaji ayaa lagu sheegay inuu yahay Abaanduulaha Qaybta 43-aad, isla markaana yahay ku-simaha Taliyaha Qaybta oo xarunteedu tahay Kismaayo. Diyaaradda ayaa Cismaan Xaaji ku dejisay... The post Cismaan Xaaji oo Beledxaawo Gaaray appeared first on Raxanreeb Online.
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.