WIRE โ Puntland (Raxanreeb Online): Sida ay SBC ku heshay xog, waxaa heshiis hordhac ah laga gaaray khilaaf ciidan oo u dhexeeyay ciidamada Puntland iyo ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya, kuwaas oo dhowr maalmood isku horfadhiyay deegaanka Kur-ilaalo ee degmada Rako-raaxo, gobolka Karkaar. Labada ciidan ayaa maalmihii lasoo dhaafay isku horfadhiyay deegaanka, waxaana sida xogta... The post Heshiis Hordhac ah oo Laga Gaaray Ciidamada Puntland iyo DFS appeared first on Raxanreeb Online.
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.