WIRE โ Muqdisho (Raxanreeb Online): Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa dhaliilay habka dowladda Federaalka ay u wajahday burburinta hantida iyo barakicinta qoysaska ku nool magaalada Muqdisho. Farmaajo ayaa sheegay inay nasiib-darro tahay in Madaxweynaha uu xoog u adeegsado muwaadiniin si nabad ah u muujinayay cabashadooda ku aaddan burburinta hantidooda iyo barakicinta qoysaskooda. Hadalkan ayaa... The post Farmaajo oo Dhaliilay Burburinta Guryaha Muqdisho appeared first on Raxanreeb Online.
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.