WIRE โ€” Sanaag (Raxanreeb Online): Ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa gaaray furimaha hore ee gobolka Sanaag, iyagoo qeyb ka ah wafdi ciidan oo socdaal ku marayay furimaha Waqooyi Bari. Safarkan ayaa waxaa hoggaaminaya saraakiil sare oo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, waxaana sidoo kale qeyb ka ah Taliye Ku-xigeenka Ciidamada Lugta ee Soomaaliya. Socdaalka... The post Ciidamo DFS ah oo Gaaray Furimaha Sanaag appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.