WIRE โ€” Galmudug (Raxanreeb Online): Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa booqanaya Galmudug, halkaas oo uu ku tagayo xeryo ay ku sugan yihiin qaar kamid ah ciidamadii kasoo baxay Gaalkacyo iyo deegaanno kale oo Puntland ah. Sida xogtu sheegeyso, ciidamadaasi ayaa loo wareejiyay Galmudug kaddib markii Puntland ay u qabatay muddo 48 saacadood ah inay isu soo... The post Xasan Sheekh oo Galmudug Booqanaya, Ciidanka Puntland Kasoo Goostayna La Kulmaya appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.