WIRE โ€” Mudug (Raxanreeb Online): Maamulka Puntland ayaa qaramaysay cudud ciidan oo ku sugneyd degmada Saaxo ee galbeedka gobolka Mudug, kadib markii ciidamadan loo maray nidaamka rasmiga ah ee diiwaangelinta ciidamada. Ciidamadan ayaa lagu daray Qaybta 60-aad ee Ciidanka Difaaca Puntland, taas oo qeyb ka noqonaysa qaab-dhismeedka rasmiga ah ee ciidamada Puntland. The post Puntland oo Qaramaysay Ciidamo ku Sugan Saaxo appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.