WIRE โ€” Muqdisho (Raxanreeb Online): Kulanka Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka dhacay xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa, waxaana shir guddoomiyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), iyadoo uu ku wehliyay Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad Cabdullaahi Cumar Abshirow. Guddoomiyeyaasha guddiyada Golaha ayaa xubnaha Guddiga Joogtada ah warbixinno ka siiyay shuruucda... The post Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka oo Kulmay appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.