WIRE โ€” Sacdiyo waa hooyo Soomaaliyeed oo nolosheeda ku maareysa shaqada Bajaajta, kadib markii ay weyday fursaddii ay shahaadadeeda jaamacadeed uga shaqaysan lahayd. Waa haweeney matalaysa qayb ka mid ah bulshada Soomaaliyeed ee danyarta ah, gaar ahaan dadka magaalada Muqdisho ee maalin kasta u soo baxa shaqo raadinta iyo sidii ay qoysaskooda u dabooli lahaayeen baahiyaha aasaasiga ah.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.