WIRE โ€” MUQDISHO Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay munaasabad ay ku qalin-jabinayeen in ka badan 500 oo arday, kuwaasi oo dhammeystay saddex kulliyadooda oo ka mid ah kulliyadaha uu bixiyo Machadka Daraasaadka Amniga ee hoostaga Hay'adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka (NISA). Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay munaasabadda ayaa

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.