WIRE โ Garoowe (Raxanreeb Online): Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta ka qayb galay munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee Dhallinyarada Adduunka, oo lagu qabtay magaalada Garoowe. Munaasabadda waxaa soo qabanqaabiyay Dalladda Dhallinyarada Puntland (PYAN), iyadoo kaashanaysa Wasaaradda Dhallinyarada, Ciyaaraha iyo Dalxiiska Puntland. Hal-ku-dhigga sanadkan ayaa ahaa "Doorka Dhallinyarada ee Horumarinta Nabadda, Wax ka Qabashada Isbeddelka... The post Ilyaas Lugatoor oo Garoowe Kaga Qaybgalay Maalinta Dhallinyarada SAWIRO appeared first on Raxanreeb Online.
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.