WIRE โ€” Waqooyi Bari (Raxanreeb Online): Maamulka Waqooyi Bari ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya ugu baaqay in mushahar loo bixiyo ciidamada maamulka, kadib markii uu fashilmay qorshe ay dowladda Federaalka damacsanayd inay ciidamo federaal ah ku dhex-geyso Puntland. Xildhibaan Kilwa ayaa sheegay in ciidamada Waqooyi Bari ay u baahan yihiin in dowladda Federaalka ay bixiso mushaharkooda, isagoo arrintaas... The post Waqooyi Bari oo DFS Ka Dalbaday Mushaharka Ciidamada appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.