WIRE โ€” Puntland (Raxanreeb Online): Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Puntland, Caydiid Dirir, ayaa sheegay in Puntland ay ahaan doonto dowlad si madax-bannaan ula macaamisha dunida, ilaa laga helo dowlad Soomaaliyeed oo heshiis lagu yahay. Wasiirka ayaa sheegay in Puntland ay diyaar u tahay inay ku jirto dowlad Soomaaliyeed oo heshiis lagu yahay, balse ay shardi tahay in... The post Wasiir Caydiid Dirir: Puntland Waa Dowlad Madaxbannaan appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.