WIRE โ Koonfur Galbeed (Raxanreeb Online): Maamulka uu hoggaamiyo Madaxweyne Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa xalay sameeyay isbeddel siyaasadeed, kaddib markii Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Koonfur Galbeed uu Ibraahim Kalaay u magacaabay Duqa Magaalada Baydhaba. Ibraahim Kalaay ayaa dhowaan ka soo goostay dhinaca maamulka Laftagareen, waxaana magacaabistiisa Duqa Baydhaba ay dhalisay hadal-hayn siyaasadeed oo la xiriirta... The post Ibraahim Kalaay oo Loo Magacaabay Duqa Baydhaba appeared first on Raxanreeb Online.
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.