WIRE โ€” Mudug (Raxanreeb Online): Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa shalay si rasmi ah xarigga uga jaray wejiga koowaad ee waddada laamiga ah ee isku xirta Bacaadweyn iyo Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Qaybta la dhameystiray ee waddada ayaa dhererkeedu yahay 20 KM, iyadoo ay marto deegaannada Heemo, Cagaaran, Horogle iyo Laanta-dusmada. Mashruucan ayaa lagu sheegay in... The post Deni oo Xarigga Ka Jaray Waddada Bacaadweyn-Gaalkacyo appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.