WIRE โ Mudug (Raxanreeb Online): Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar shaqo ku jooga gobolka Mudug, ayaa maanta gaaray degmada Galdogob. Madaxweyne Deni ayaa hoygiisa ku booqday Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas, iyadoo booqashadu qeyb ka tahay kulamada iyo howlo shaqo oo uu Madaxweynaha ka wado gobolka Mudug. The post Deni oo Galdogob Gaaray, Ugaasna Booqday SAWIRO appeared first on Raxanreeb Online.
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.