WIRE โ€” Ankara (Raxanreeb Online): Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, iyo wafdi saraakiil sare ah oo uu hoggaaminayo, ayaa booqday Safaaradda Soomaaliya ee magaalada Ankara, halkaas oo ay ku sugan yihiin dalka Tรผrkiye. Taliyaha iyo wafdigiisa waxaa Safaaradda ku soo dhaweeyay Safiirka Soomaaliya u fadhiya Tรผrkiye, Danjire Fathudiin Cali Maxamed, iyo qaar ka... The post Taliyaha Xoogga Dalka oo Ankara Booqday appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.