WIRE โ€” Muqdisho (Raxanreeb Online): Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa hoygiisa ku booqday Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare, Cabdi Xaashi Cabdullaahi. Cabdi Xaashi ayaa ugu horreyn Guddoomiyaha Golaha Shacabka ugu hambalyeeyay guushii uu ku gaaray doorashada xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka, isagoo u rajeeyay inuu Alle u fududeeyo mas'uuliyadda loo doortay.... The post Guddoomiye Jaamac iyo Cabdi Xaashi oo Muqdisho Ku Kulmay appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.