WIRE โ€” Muqdisho โ€“ Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa furay shirka looga arrinsanayo Istaraatiijiyadda Qaran ee Isdhexgalka Gobolka, oo diiradda lagu saarayo xoojinta isku-xirka dhaqaale, ganacsi iyo kaabayaal ee Soomaaliya iyo dalalka gobolka. Shirka waxaa ka qeyb galay qaar ka mid ah wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mas'uuliyiin ka socday hay'adaha

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.