WIRE โ Muqdishoย โ Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa maanta kulan laba geesood ah la yeeshay Einar Rystad, Wakiilka Gaarka ah ee Dowladda Norway u qaabilsan Soomaaliya. Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga u dhexeeya Soomaaliya iyo Norway, gaar ahaan horumarinta iskaashiga siyaasadeed
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.