WIRE โ Muqdisho (Raxanreeb Online): Wakiillada beesha caalamka ee ka socda Mareykanka, Ingiriiska, Shiinaha, Turkiga, Itoobiya, Kenya, Suudaan iyo Masar, iyo sidoo kale Qaramada Midoobay, Midowga Afrika iyo Ururka Iskaashiga Islaamka, ayaa Muqdisho kula kulmay Guddiga Doorashooyinka Federaalka. Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka, Cabdikariin Axmed Xasan, ayaa wakiillada beesha caalamka warbixin ka siiyay doorashooyinkii Golaha Deegaanka ee ka dhacay... The post Beesha Caalamka oo La Kulantay Guddiga Doorashooyinka appeared first on Raxanreeb Online.
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.