WIRE โ€” Galgaduud (Raxanreeb Online): Qaar ka mid ah ciidamada Puntland Security Forces (PSF) ayaa loo wareejiyay deegaanka Xananbuure ee gobolka Galgaduud, kaddib markii ciidamada Puntland ay la wareegeen saldhiggii hore ee ciidamada PSF ee bariga Gaalkacyo. Wararka ayaa sheegaya in ciidamada PSF lagu dejiyay xero ciidan oo ku taalla Xananbuure, halkaas oo ay ku sugnaan doonaan... The post Ciidamo PSF ah oo Xananbuure Loo Wareejiyay appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.