WIRE โ€” Muqdisho (Raxanreeb Online): Dowladda ayaa saakay cagaf gelisay guriga Garaad Xuseen Cagey, oo kamid ahaa waxgaradka Muqdisho, isla markaana la dhashay wadaadka caanka ah Sheekh Cali Wajiis, iyo boqolaal kale oo degganaa xaafadda Jabuuti ee degmada Shangaani. Burburinta guryaha ayaa kusoo noqnoqotay Muqdisho, iyadoo dadka deegaanka ay walaac ka muujinayaan saameynta ay duminta guryuhu ku... The post Guri Muqdisho Ku Yaalla oo Cagaf Lagu Burburiyay appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.