WIRE โ Muqdisho (Raxanreeb Online): Hoggaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay Safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya, Alper Aktaล, iyadoo labada dhinac ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga u dhexeeya Koonfur Galbeed iyo Turkiga. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xaaladda guud ee Koonfur Galbeed, gaar ahaan dhinacyada amniga,... The post Aadan Madoobe iyo Safiirka Turkiga oo Muqdisho Ku Kulmay appeared first on Raxanreeb Online.
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.