WIRE โ€” Muqdisho (Raxanreeb Online): Dowladda Uganda ayaa heegan buuxa gelisay ciidamadeeda ka tirsan howlgalka AUSSOM ee ku sugan deegaanka Carbiska, duleedka magaalada Muqdisho, kaddib kulan uu Taliyaha Guutada 46-aad ee Qaybta 1-aad ee AUSSOM, Kornayl Saul Nabimanya, la yeeshay ciidamada. Taliyaha ayaa ciidamada kula hadlay Saldhigga Hawlgalka Furinta ee Carbiska (FOB), isagoo ku boorriyay inay si... The post Uganda oo Heegan Gelisay Ciidamadeeda Carbiska SAWIRO appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.