WIRE โ Muqdisho (Raxanreeb Online): Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in beesha caalamku weli Soomaaliya u aragto dal ku-meel-gaar ah, isagoo ku baaqay in la beddelo fahamkaas. Ra'iisul Wasaaraha ayaa sheegay in Soomaaliya aysan aqbalayn in loo sheego inaysan awoodin inay go'aannadeeda gaarto ama ay wax walba qaban karin, isaga oo adkeeyay... The post Ra'iisul Wasaare Barre oo Beesha Caalamka Fariin U Diray appeared first on Raxanreeb Online.
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.