WIRE โ Muqdisho (Raxanreeb Online): Madaxweynihii 9-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa kulan is-xog-wareysi ah la qaatay Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), oo booqday xarunta dhexe ee Xisbiga Nabad iyo Nolol ee magaalada Muqdisho. Labada Madaxweyne ayaa ka wada hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan doorashooyinka Soomaaliya iyo hannaanka doorashada, iyadoo ay... The post Farmaajo iyo Qoorqoor oo Ka Wada Hadlay Doorashada appeared first on Raxanreeb Online.
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.