WIRE โ€” Muqdisho (Raxanreeb Online): Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta Isbitaalka Madiina ku booqday askar ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo dhaawacyo kasoo gaareen weerarkii toddobaadkii hore lagu qaaday saldhigga Ciidanka XDS ee magaalada Gaalkacyo. Wasiir Fiqi ayaa dhakhaatiirta iyo maamulka isbitaalka ka xog-wareystay xaaladda caafimaad ee askarta, isaga oo faray... The post Fiqi oo Muqdisho Ku Booqday Askarta Ku Dhaawacantay Gaalkacyo appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.