WIRE โ Shabeellaha Hoose (Raxanreeb Online): Ciidamada Hay'adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA), oo kaashanaya Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay inta u dhexeysa deegaannada Kabtan Laas iyo Janaale, gaar ahaan tuulada Kibili ee gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalka ayaa lagu fashiliyey qorshe ay kooxda Al-Shabaab ku doonaysay inay waxyeello ugu geysato shacabka ku... The post NISA iyo Xoogga Dalka oo Howlgal Ka Fuliyay Shabeellaha Hoose appeared first on Raxanreeb Online.
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.