WIRE โ Muqdisho (Raxanreeb Online): Xildhibaan Cabdishakuur Cali Mire, oo ka tirsan garabka Nabad Nolol ee uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa sheegay in aysan jirin dood sax ah oo tilmaamaysa in Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya uusan jirin. Xildhibaanka ayaa sheegay in mudanaha ama marwada aaminsan dooddaas ay waajib ku tahay inay iska casisho xilka... The post Xildhibaan: Qofkii Baarlamaanka Diida Ha Iska Casilo appeared first on Raxanreeb Online.
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.