WIRE โ€” Itoobiya (Raxanreeb Online): Dowladda Itoobiya ayaa shaacisay in ay ciidamadeeda kala baxayso magaalada Buur Xakaba ee gobolka Bay, halkaas oo ay ku sugnaayeen muddo 12-kii sano ee la soo dhaafay. Itoobiya ayaa muddo dheer ciidamada ka joogay magaalada Buur Xakaba, kuwaas oo door weyn ka qaatay sugidda amniga iyo ka hortagga weerarrada kooxaha argagixisada. Magaalada... The post Itoobiya oo Buur Xakaba ka Baxaysa appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.