WIRE โ USA (Raxanreeb Online): Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu doonayo in dowladda Iran ay bixiso magdhow loo siinayo dhinacyadii waxyeelladu kasoo gaartay dagaalkii Bariga Dhexe. Trump ayaa sidoo kale doonaya in magdhowgaasi uu ku jiro qaybo ka mid ah shidaalka iyo gaasta uu Iran hodanka ku yahay. Dalabkan ayaa kusoo beegmaya xilli ay weli... The post Trump oo Magdhow Ka Dalbanaya Iran appeared first on Raxanreeb Online.
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.