WIRE โ€” Muqdisho (Raxanreeb Online): Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho ku soo dhoweysay cutubkii ugu horreeyay ee Guutada 21-aad, Qaybta 1-aad ee Gorgor, oo ah guuto dhammaystiran, kaddib markii ciidamadu tababar ku soo qaateen dalka Turkiga. Diyaaraddii keentay cutubka Gorgor ayaa sidoo kale qaaday cutubyadii ugu horreeyay ee Guutada 22-aad, kuwaas oo uu wehlin doono Ururka 20-aad... The post Guutada Gorgor oo Muqdisho Kusoo Laabatay appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.