WIRE โ€” Addis Ababa โ€“ Safiirka Itoobiya u fadhiya Soomaaliya, Suleymaan Daddafo, ayaa dowladda Eritrea ku eedeeyay inay ku xadgudubtay madax-bannaanida Itoobiya, kaddib markii uu sheegay in ciidamo Eritrean ah loo diray dhanka gobolka Tigray. Safiirka ayaa sheegay in ciidamada Eritrea ay galeen dhulka Itoobiya, gaar ahaan gobolka Tigray, isagoo tallaabadaas ku tilmaamay xadgudub ka dhan

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.