WIRE โ€” Muqdisho โ€“ Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed (GMS) ayaa si adag uga hor yimid doorashadii Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo ka dhacday xarunta Baarlamaanka. Warsaxaafadeed uu Golaha soo saaray ayuu ku sheegay in muddo-xileedka dastuuriga ah ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya uu ku ekaa 14-kii Abriil 2026, sidaas darteedna uusan hadda haysan sharciyad

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.