WIRE โ Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Cabdulqaadir Maxamed Nuur, kaasi oo ay maanta doorteen Xildhibaanada Golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa Guddoomiha cusub ugu hambalyeeyay kalsoonida ay xubnaha Golaha Shacabka ku aamineen, isaga oo u rajeeyay in uu si hufan oo... The post Madaxweyne Xasan oo hambalyo u diray guddoomiyaha cusub ee golaha shacabka loo doortay appeared first on Raxanreeb Online.
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.