WIRE โ Muqdisho ( Raxanreeb Online) Xildhibaan Cabduqaadir Maxamed Nuur ( Jaamac) ย ayaa maanta loo doortay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, kaddib doorasho ka dhacday xarunta Xildhibaannada Golaha Shacabka Soomaaliya. Jaamac ayaa doorashada kaga adkaaday Xildhibaan Cabduqaadir Cumar Macalin (Daada) oo ahaa musharraxa kale ee u tartamayey xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka. Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee golaha... The post Xildhibaan Cabduqaadir Jaamac oo loo doortay guddoomiyaha cusub ee golaha shacabka appeared first on Raxanreeb Online.
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.