WIRE โ Muqdisho ( Raxanreeb Online) Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Barlamaanka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur, oo ku guuleystay in uu sii hoggaamiyo Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Waxaan hambalyo lee yahay guddoomiyaha cusub ee golaha shacabka. sidoo kale hambalyeeyo ayaan lee yahay kalsoonida ay Xildhibaannada Golaha... The post RW Xamsa oo farriin u diray guddoomiyaha cusub ee golaha shacabka Soomaaliya appeared first on Raxanreeb Online.
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.