WIRE โ Muqdisho ( Raxanreeb Online) Hoggaamiyaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa Hoyga uu ka degan yahay Magaalada Muqdisho ku qaabilay Madaxa Xafiiska Siyaasadda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Vikram Parekh iyo Christopher Laker Ku-xigeenka Wakiilka Deganaanshaha ee UNDP. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xaaladda guud ee deegaannada Koonfur Galbeed, xoojinta wada-shaqeynta Dowladda... The post Muxuu hoggaamiye Aadan Madoobe kala hadlay madaxa xafiiska siyaasadda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ? appeared first on Raxanreeb Online.
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.