WIRE โ€” Laascaanood ( Raxanreeb Online) Hoggaamiyaha dowlad goboleedka Waqooyi Bari, Cabdulqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), ayaa magacaabay guddiga ka shaqeynaya dhismaha iyo horumarinta garoonka diyaaradaha ee magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Hoggaamiye Firdhiye, ayaa xubnaha la magaacabay laga soo dhex-xulay labada gole ee maamulka iyo xubno si weyn uga shaqeeya horumarinta deegaanka, isaga oo kula dardaarmay... The post Maxey qabanayaan guddiga uu magacaabay hoggaamiyaha maamulka Waqooyi Bari ? appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.