WIRE โ€” Jabuuti ย โ€“ Safiirka Jamhuuriyadda Pakistan u fadhiya Jabuuti, Danjire Aqsa Nawaz, ayaa kulan la yeelatay Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jabuuti, Danjire Axmed Cabdullaahi, iyo Qunsulka Arrimaha Siyaasadda iyo Ururka IGAD, Mudane Axmed Khayre. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii looga faa'iidaysan lahaa xiriirka soo jireenka ah ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Pakistan,

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.