WIRE โ€” Gaalkacyo โ€“ Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa Qasriga Madaxtooyada ee Gaalkacyo kulan kula qaatay waxgaradka, dhallinyarada iyo haweenka gobolka Mudug, maamulka gobolka iyo kan degmada Gaalkacyo, iyo qaar ka mid ah Xildhibaannada Golaha Deegaanka degmada Gaalkacyo. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray adkaynta nabadgelyada iyo xasilloonida gobolka Mudug, dardargelinta mashaariicda horumarineed

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.