WIRE โ€” Muqdisho โ€“ Xildhibaanno ka tirsan mucaaradka ayaa sheegay inay si adag uga soo horjeedaan doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, xilli ay dood ka taagan tahay muddo-xileedka baarlamaanka. Xildhibaannada mucaaradka oo shir jaraa'id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay inay ka soo horjeedaan habka loo wajahayo doorashada guddoonka Golaha Shacabka, iyagoo ku

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.