WIRE โ Muqdisho โ Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa kulan la yeeshay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, ahna Isku-duwaha Arrimaha Bani'aadannimada, Mudane George Conway, iyo Wakiilka UNICEF u qaabilsan Soomaaliya, Marwo Sandra Lattouf. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga u dhexeeya Wasaaradda
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.